Somali

Al Shabaab oo dishay sadex askari baabuur ciidana gubtay

01/12/2017 13:17
Ugu yaraan sadex askari oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu dagaal xoogani ka dhex qarxay ciidamada Alshabaab iyo kuwa dawladda agagaarka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka oo muddo saacadaha socday ayaa yimid kadib markii...
>>

Diyaaraha maraykanka oo sadex oo oo shacab ah ku dhaawacay Jubada hoose

01/12/2017 13:15
Sadex qof oo ay ka mid tahay haweeney da’ah ayaa dhaawacmay kadib markii ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanku ay ku duqeeyeen Deqmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose. Diyaaraha ayaa duqeeyey dad xoolo dhaqato ah oo ku sugnaa meel 18km u jirta magaalada Afmadoow oo ay saldhigyo...
>>

Dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlusuna oo heshiis wada gaaray

01/12/2017 13:13
Sida uu sheegay Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) waxay Galmudug iyo Ahlu Sunna ay is faham ka gaareen wada hadalada uga soconaya dalka Jabuuti. Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug, ayaa xaqiijiyay in labada dhinac ay isu afgarteen dhawr qodob, kuwaa oo sida uu...
>>

Ma banaantahay in la dhigo xaflado lagu Weynaynayo Mowliidka Nabi Muxamed SCW? Ma sunno baa mase waa Bidco!

30/11/2017 09:20
  Markuu Nabiga Muxamad galay Madiina CSS, wuxuu la kulmay dadka oo dabaaldegaya markuu waydiiyey sababtana waxay u sheegeen in ay tahay maalin ay sanado badan soo xusi jireen, Nabigu CS wuxuu ku yiri islaamku laba iidood oo kali ah ayuu leeyahay waana Ciidul Fitri iyo Ciidul Adhxa. Dhinaca...
>>

Ciidamada Al Shabaab Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Ceel Cadde Ee Gobolka Hiiraan.

30/11/2017 09:18
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta gelinkii dambe ka qarxeen deegaan dhaca duleedka magaalada Beled Weyne.  Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan ciidamada Al Shabaab ayaa weerar dhow jiho ah ku qaaday saldhig ay maleeshiyaadka Liyuu Booliska ku...
>>

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo goor dhaw lagu dhawaaqay

30/11/2017 09:16
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhowaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood. Golaha wasiirada cusub waxaa ka dhax muuqday xubno horay xilal uga soo qabtay dowladdihii dalka soo maray. Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen...
>>

Abuu Mansuur Oo Magaalada Xudur Gaaray iyo Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Soo Dhaweeyay

30/11/2017 09:14
Mukhtaar Rooboow oo Abuu Mansuur ku magac dheer ayaa magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool kulamo kula leh saraakiisha ugu sarraysa ciidamada Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaadka DF-ka. Wararka ka imaanaya magaalada ayaa sheegaya in Abuu Mansuur oo 13-kii August 2017 isku dhiibay Dowladda...
>>

Magaalada Jigjiga oo bandow lagu soo rogay & cabsi xoogan oo laga dareemayo

29/11/2017 09:44
Warar Qorahay Media goor dhawayd gudaha Ogaadeenya ka soo gaadhaya yaa sheegaya in magaalada Jigjiga ay ka jirto xaalad cusub oo kaliftay in bandow lagu soo rogo sida ay wararjku sheegayaana waxaa suuqa laga rawaxayaa 4 galabnimo, xiligaas wixii ka dambeeya gaadiid magaalada klama bixi karo mana...
>>

Madaxda Galmudug Oo Lagu Eedeeyay Iney Jabiyeen Qodob Kamid Ah Dastuurka Maamulka

29/11/2017 09:42
Xildhibaan C/wahaab Cali Maxamuud oo ah guddoomiyaha guddiga xeer hoosaadka golaha wakiillada Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay ka maqnaanshiyaha deegaanka dhammaan mas’uuliyiinta ugu sarreysa maamulkaasi oo hadda midkoon aanu joogin. Wuxuu sheegay in madaxweynaha Galmudug, ku xigeenkiisa iyo...
>>

Mareykanka oo duqeeyey deegaan hoostaga Puntland, Soomaaliya

28/11/2017 10:13
  Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka yaa weeraray isniintii deegaano hoos taga Puntland, waxayna sheegeegteen in ay dileen hal qof oo ka tirsan muslimiinta ka soo horjeeda maamulka Puntland. AFRICOM waxay ku sheegtay qoraal ay soo saartay in  Mareykanka oo kaashanaya ciimadamada dowladda...
>>

Keenya oo gaari looga gubay dagaal ka dhacay Deegaanka Taabto Ee Gobolka Jubbada Hoose.

28/11/2017 10:15
Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen deegaan hoos yimaad degmada Dhoobleey ee ku dhow xuduud beenaadka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya. Dagaallada ayaa bilaawday kadib markii xoogaga Al Shabaab ay wadada ugaleen kolonyo katirsan ciidamada...
>>

Hindiya waxaa ay sameysaa waxyaabaha Al-shabaab u adeegsadaan Qaraxyada

21/11/2017 09:52
Qaramada Midoobey ayaa Sharikad fadhigeedu yahay dalka Hindiya ku eedeysay in ay sameyso waxyaabaha qarxa ee inta badan lagu fuliyo weerarrada ka dhaca Soomaaliya. Kooxda dabagalka waxaa ay sheegtay in qaraxyadii ugu badnaa ee Sanadihii la soo dhaafay ka dhacayay Soomaaliya lagu fuliyay agabyo...
>>

Xamaas oo diiday inargagixiso ahaan loo aqaansado Xisbullaah

21/11/2017 09:43
  Hamas on Monday rejected a resolution by Arab League foreign ministers designating Lebanon’s Hezbollah as a terrorist organization. “Hamas strongly rejects the designation of the Lebanese resistance movement Hezbollah as terrorist,” it said in a statement. “We were shocked to see that the...
>>

Ciidamo Katirsan Dowladda Federaalka Oo Lagu Dilay Xaafadda Xamar Jadiid Ee Magaalada Muqdisho.

20/11/2017 07:47
Xoogag hubeysan ayaa caawa fiidkii magaalada Muqdisho ku dilay ciidamo katirsan dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa loo yaqaan 'Xasilinta Caasimadda'. Wararka ka imaanaya degmada Wardhiigleey ayaa sheegaya in rag hubeysan oo watay gaari ay toogasho kula dhaqaaqeen ciidamo katirsan DF-ka oo...
>>

Imaaraadka oo lagu eedeeyay in uu carqaladeynayo cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

19/11/2017 12:30
Axad, November, 19. 2017 - Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta in ay jabisay islamarkaana carqalad ku tahay cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya. Warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in dowladda Imaaraadka ay si sharci daro hub uga iibisay ama...
>>

Jabhadda ONLF oo bayaan ka soo saartay go'aankii kasoo baxay Baarlamaanka soo maaliya ee dhiibistii Qalbi Fhagax

19/11/2017 07:33
  Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya (ONLF) waxay soo dhawaynaysaa go’aankii ka ka soo baxay Golaha shacabka Dawladda FederaalkaSoomaaliya 18 November, 2017 ee ku saabsanaa dhiibista Abdikariim Sh Muuse (Qalbi Dhagax) iyo meeqaamka (status) ururka JWXO(ONLF). Golaha Shacabka ee...
>>

Baarlamaanka DF-ka Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Dhiibistii Qalbi Dhagax iyo Guddi War Soo Saaray.

19/11/2017 07:30
Kadib kulan ballaaran oo xildhibaanada Baarlamaanka DFS ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayay uga dodeen dhiibistii Qalbi dhagax oo bishii Agoosto ee lasoo dhaafay loo dhiibay Xabashida Itoobiya.   Kulanka oo ahaa mid warbixin looga dhageysanayay guddi qaabilsanaa dabagalka dhiibistii...
>>

Al Shabaab Oo La Wareegay Deegaano Hoos Yimaad Degmada Balcad iyo Weeraro Ka Dhacay Muqdisho.

17/11/2017 10:59
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe gaar ahaan duleedka Waqooyi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag katirsan Xarakada Al Shabaab ay la wareegeen dhowr deegaan.   Ciidamo aad uhubeysan oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa si nabad gelya ah kula wareegay deegaanka Geed...
>>

Hargeysa iyo Burco oo daggan ka dib rabshadihii xalay

17/11/2017 10:56
  Waxaa deggan xaaladda xaafadaha ay xalay rabshado ka dheceen xalay ee ka tirsan Hargeysa iyo Burco, sida ay dad deegaanka ah u sheegeen wariyeyaasha halkaa ku sugan. Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland waxaa Isniintii ka dhacay doorashada madaxtinimada oo weli...
>>

Al Shabaab Oo iska Caabisay Duullaan Uga Yimid Ciidamada Mareykanka iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

14/11/2017 10:46
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo qaraxyo ay barbar socdeen kuwaasi oo ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Sh/Hoose.  Wararka ka imaanaya deegaanka Buula Guduud ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen duleedka deegaanka, dagaallada ayaa...
>>

Alshabaab oo beenisay in la weeraray degmada Jilib

11/11/2017 20:05
War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu beeniyay sheegasho been abuur ah oo kasoo yeertay mid kamida wasiirrada dowladda Federaalka Soomaaliya.  Cabdi Raxmaan Yariisoow oo ah wasiirka warfaafinta ayaa maanta sheegay in howlgal ay ciidamadoodu ka sameeyeen gudaha...
>>

Mooshin Golaha Shacabka oo dib loo celiyey

07/11/2017 12:25
Waxaa Isniintii golaha shacabka la hor-keenay mooshin lagu dalbanayo dib-ugu-noqoshada guddiyada golaha shacabka iyo guddiyada golaha uga midka ah urur goboleedyada. Mooshinka waxaa lagu sheegay in guddoonka golaha shacabka uu ku xadgudbay xeer hoosaadka GSHS, iyada oo intaasi lagu daray in si...
>>

Baarlamaanka Puntland oo diiday oorashooyinka Somaliland

07/11/2017 12:24
  Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa waxay kaga horyimaadeen in doorashooyinka Somaliland lagu qabto deegaannada lagu muran sanyahay iyo kuwa xuduudaha ah. Kulankan oo uu shir guddoominayey guddoomiyaha baarlamaanka ee maamulkaasi Axmed Cali...
>>

8 Qof Mareykan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Gaari Jiirsiin Ah oo Ka Dhacay Magaalada New York.

01/11/2017 08:23
    Ugu yaraan 8 qof American ah ayaa dhimatay 12 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib weerar loo adeegsaday gaari xamuul ah oo ka dhacay magaalada 2-aad ee ugu weyn wadanka Mareykanka.  Wararka ka imaanaya magaalada New York ayaa sheegaya in qof muslim ah oo kaxaynayay gaari...
>>

Weerarkii Al Shabaab Ee Hotelka Nasa Habkood Oo Sababay in Shaqada la Eryo Sanbaloolshe iyo Jeneraal Saacid.

29/10/2017 14:06
adib Kulan degdeg ah oo Golaha Wasiirrada dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa xilalkii ay hayeen looga xayuubiyay Saraakiisha Ugu sarraysa laamaha Ammaanka.  Xasan Cali Kheyre ayaa shaqada ka Eryay C/llaahi Max'med Cali Sanbaloolshe oo ahaa Taliyaha Nabad...
>>

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in la soo afjaray weerarkii Hoteel Naasa hablood 2

29/10/2017 10:07
Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa sheegtay in laba maalmood oo uu iska hor imaad ka soconayey hoteelkaas kadib ay soo afjareen dagaalkii halkaasi ka socday. Dowladdu waxay ku andacootay in 5 dagaal yahan oo ka tirsan Alshabaab ay Hoteelka weerar ku qaadeen , mid ka mid ahi inuu is qarxiyey midna ay...
>>

Ahlusuna Oo Heshiis Weyn La Gashay Itoobiya iyo Qorshe Halis Ah Oo La Maleegayo?

29/10/2017 10:02
Madaxda Maamulka Ahlusuna Ee Gobollada Dhexe ayaa lasoo sheegayaa inay wadaan qorshe ay kula heshiinayaan Dawlada Itoobiya.  Ilo Madax banaan ayaa sheegaysa in Dawlad Gobolleedka Aan Aqoonsiga Heysan Ee Ahlusuna ay wadaan barnaamij ay ku doonayaan in Awood ahaan isku ballaariyaan deegaano...
>>

Ciidamada Al Shabaab Oo Dagaal Culus Uga Jira Hotelka Naasa Hablood2 Ee Magaalada Muqdisho.

28/10/2017 18:28
  Waxaa sii xoogeystay dagaal culus oo caawa Maqribkii ka bilaawday gudaha Hoteelka Naasa Hablood2 ee degmada Xamar Weyne islamarkaana kaabiga ku haaya dhismaha Madaxtooyada Villa Somalia.  Warbaahinta ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa xaqiijisay in ciidamo aad u hubeysan ay...
>>

Madaxweyne Xaaf Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Muqdisho

28/10/2017 12:08
  Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Wasiirka arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa, xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka...
>>

Musveni Oo Shuruudo Adag Ku Xiray Ciidamo Dheeri Oo Uganda Ay Usoo Dirto Soomaaliya.

28/10/2017 08:12
Hoggaamiyaha dowlada Uganda Yuweri Museven ayaa dowladda Mareykanka u sheegay in ciidamo dheeri ah uusan udiri Karin Soomaaliya illaa laga aqbalayo dabka uu udiray waxa loogu yeero beesha caalamka ee maalgelinaya AMISOM.  Museveni ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay dirista 5,000...
>>

Dhimashada Qarazii Zoobe Waxay Gaartay 358 qof

21/10/2017 10:27
Dowladda Federaalka ayaa markale sheegtay in uu kordhay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxii 8 maalmood ka hor ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Cabdi Raxmaan Yariisow oo ku magacaaban wasiirka warfaafinta ayaa shir Jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in dhimashadu ay...
>>

Bomkii Muqdisho wuxuu ahaa mid aan la is qarxin balse meel fog laga hagay

20/10/2017 13:00
Muqdisho, Qaraxii gilgilay magaalada Muqdisho ee ay ku dhinteen ku dhowaad 300 oo qof boqolaal kalena ay ku dhaawacmeen ayay koox baareyaal ahi waxay sheegeen inuu ahaa mid aanu naftii hure isku qarxin balse laga hagay meel fog. Sida uu qoray wargayska Antwar qaraxaan oo ayna cidina sheegan ayaa...
>>

Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii isgoyska Zoobe Oo Sii Kordhay: 276 dhimasho

16/10/2017 09:01
Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay qarax aad u xooganaa oo shalay ka dhacay galbeedka magaalada Muqdisho.  ilaha caafimaadka ayaa sheegaya in dad gaaraya 276 oo qof ay ku dhinteen qaraxa halka boqolaal kale ay ku dhaawacmeen. Khasaaraha ugu daran ayaa ka dhashay dab qabsaday dhismayaal...
>>

Qarax Khasaara Dhaliyay isgoyska Zoobe Ee Magaalada Muqdisho.

14/10/2017 22:35
Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara badan dhaliyay oo maanta ka dhacay isgoyska Zoobe ee degmada Hodon magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in uu burburiyay dhismaha Hoteelka Safaari oo kamid ah hoteelada ugu waaweyn magaalada caasimadda ah, Uuro madoow ayaa cirka isku...
>>

Cali Gacal iyo M.Xaashi oo xilkii laga qaaday

01/10/2017 07:59
Shir ay caawa isugu yimaadeen qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa ka dhacay hoolka shirarka Madaxtooyada, fadhigaan ayaa waxaa shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka 1-aad Xareed Cali Xareed. Kulanka ayaa looga dooday saddex ajende oo kala ahaa: Faragelinta Dowladda federaalka ah ay ku...
>>

Ciidamada Al Shabaab Oo Weerar Xoog Ku gal Ah Ku Qabsaday Deegaanka Teed.

01/10/2017 07:56
Kadib Dagaal culus oo saacado badan qaatay ayay ciidamada Xarakada Al Shabaab ugu suurta gashay in ay si buuxda ula wareegaan deegaan dhaca duleedka magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Wararka ka imaanaya Bakool ayaa sheegaya in saaka aroortii hore ay xoogaga Al Shabaab weerar kula jarmaadeen...
>>

10 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaalladii Ka Dhacay Deegaanka Haanta Dheer Ee Magaalada Muqdisho.

17/09/2017 10:32
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta ka dhacay galbeedka magaalada Muqdisho dagaalladaas oo u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka. Dagaalka oo bilaawday saaka aroortii hore ayaa soo gaaray maanta duhurkii waxaana ka dhashay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah...
>>

Al-Shabaab oo iska fogeysay inuu wax xiriir ah lalahaa Qalbi Dhagax.

06/09/2017 18:50
Xarakada Al-Shabaab Al Mujaahidiin ayaa iska fogeysay war kasoo baxaya Dowlada Farmaajo kaas oo lagu sheegay in Sarkaalkii jabhada ONLF ee dhawaan loo gacangeliyay dowlada Itoobiya uu xiriir la lalahaa Xarakada Al-Shabaab.     War qoraal ah oo kaso baxay xafiiska warfaafinta...
>>

Xog Shirqoolkii Itoobiya iyo Rajiimka Soomaaliya Oo Fashilmay Ka Hor Intaan La Shaacinin

03/09/2017 08:53
Kadib Dhacdadii Akhlaaq Xumada Iyo Munaafaqadda Isugu Jirtey Ee Kooxda Farmaajo Ay Xabashida Ugu Gacan Galisay Naftii Hire Qalbi Dhagax Waxaa La Maleegayaa Qorshe Kale Oo Dhagar Ah Kaas Oo Ay Soo Alliftay Itoobiya Waxaan La Doonayaa In La Yidhaahdo Cabdikariin Iyo Itoobiya Wadahadal Ayaa U Socday...
>>

Sir iyo Xaqiiqo: C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax Waxaa Uu Ku Jiraa Gacanta Itoobiya

01/09/2017 10:38
            Dowladda federaalka Itoobiya ayaa qiratay in ay Muqdisho ay u soo gacan gelisay Sarkaal ka tirsanaa Ururka ONLF oo lagu magacaabo C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax. Dr. Negeri Lencho Wasiirka Isgaarsiinta Itoobiy oo la hadlau Laanta Afka Amxaariga ee...
>>

JWXO oo Bayaan Kasoo Saartay Dhiibitaankii Naftiihure Cabdikariim Sh Muuse.

31/08/2017 04:55
Markii ay taariikhdu ahayd 23ka Agoosto 2017, waxay ciidamada amniga ee maamul goboleedka Galmudug huteel ku yaalla koonfurta magaalada Galkacayo ka qafaasheen halgame C/kariim Sh Muuse, oo ahaa xubin ka tirsan Guddiga Fulinta ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO), kaasoo halkaas u...
>>

Jabhadda ONLF Oo Xaqiijisay in Farmaajo iyo Kheyre Ay Itoobiya Ugacan Geliyeen Cabdi Kariim Qalbi Dhagax [Warsaxaafadeed].

31/08/2017 04:40
Warsaxaafadeed ku qornaa luqadda English-ka oo ONLF ay soo saartay ayay ku faah faahisay qaabkii Qalbi dhagax loogu gacan geliyay dowladda gumeysiga Itoobiya, ugu horrayn warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre ay maleegeen shirqoolkii Sarkaalka loogu gacan geliyay...
>>

Maamulka Farmaajo Oo Dowladda Itoobiya Ugacan Geliyay Sarkaal Sare Oo Katirsanaa Ururka ONLF.

29/08/2017 08:12
div.tip-yellowsimple{visibility:hidden;position:absolute;top:0;left:0;}div.tip-yellowsimple table, div.tip-yellowsimple td{margin:0;font-family:inherit;font-size:inherit;font-weight:inherit;font-style:inherit;font-variant:inherit;}div.tip-yellowsimple td.tip-bg-image...
>>

Weerar 5 Gaari Looga Gubay Melleteriga Kenya Oo Ka Dhacay Duleedka Mandheera.

29/08/2017 08:15
Khasaara xooggan ayaa ciidanka Kenya kasoo gaaray weerar qorshaysan oo markale ka dhacay deegaanno hoos yimaad magaalada Mandheera. Wararka ka imaanaya gobolka gumeysiga Kujira ee NFD ayaa sheegaya in weerar dhabagal ah oo ka dhacay deegaanka Dhamase lagu burburiyay 5 baabuur oo ay wateen ciidanka...
>>

Farmaajo oo qirtay inuu ka dambeeyey weerar lagu xasuuqay dad rayid ah oo degan jilib

18/08/2017 07:48
  Tuulada Axmed Yare oo qiyaas ahaantii 15km koonfur-bari kaga beegan degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ayaa xalay goobjoog u noqotay xasuuqii ugu foosha xumaa ee Mareykanka uu ka geysto Soomaaliya tan iyo markii hogaanka wadankaAS uu la wareegay Donald Trump, Aag-dagaalna kaga dhawaaqay...
>>

Askari katirsan Dowladda oo isku soo dhiibay Maamulka Islaamiga ee Jubbooyinka.

17/08/2017 05:37
Maamulka Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka ayaa waxaa isku soo dhiibay Askari la shaqeynayay ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Askariga isa soo dhiibay oo magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Ciise Maxamed ayaa waxa uu watay Qori AK47 ah, waxaana...
>>

Xasuuq Naxdin Leh Oo Askarta Itoobiya Ka Geysteen Gedo

17/08/2017 05:18
Maalmo ka hor ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya waxey xasuuq naxdin leh ka geysteen deegaanka Mey-kaareebay oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo Dadka la laayay ayaa ahaa dad xoolo dhaqato ah, waxaana Ciidamada Xabashidu ay kasoo qabteen Ceel-biyood...
>>

Turkiga oo soomaaliya ka furaya saldhigii milateri ee ugu waynaa

09/08/2017 06:19
Xukuumadda Turkiga ayaa shaacisay in ay Magaalada Muqdisho ee Soomaaliya ka furayso saldhigii militari ee ugu waynaa bsiha Setembar, 2017.  Wasiirka Gaashaan dhigga ee soomaaliya ayaa isna hadalkaasi xaqiijiyey.  Turkigu wuxuu sheegay in saldhiggaas loo adeegsan doono tababarada ciidamada...
>>

Al Shabaab oo 4 Gaari ka Qabsatay dowladda Kenya Weerar Ka Dhacay Deegaanno Xuduudda Kulaala.

09/08/2017 05:56
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar gaadma ah oo shalay ka dhacay deegaanno dhaca xuduudda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.     War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayay ku sheegtay in howlgal ka dhacay xadbeenaadka ay wadaagaan Gobollada Jubbooyinka iyo...
>>

Jeneraal Ismaaciil Danab oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Al Shabaab oo Ka Hadashay.

01/07/2017 08:54
Mas'uul sare oo katirsan ciidanka Melleteriga Dowladda Federaalka ayaa lagu dilay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Wararka nagasoo gaaraya Xaafadda Say-biyaano ee degmada Hodon ayaa sheegaya in  sarkaal ka tirsan Ciidanka DF-ka  lagu dilay qarax haleelay gaari nuuca raaxada ah oo uu...
>>

Ciidamada Al Shabaab oo La Wareegay Deegaanka Buufoow iyo Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Janaale.

10/06/2017 12:41
Kadib dagaallo culus oo maanta barqadii ka dhacay duleedka degmada Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa khasaara xooggan lagu gaarsiiyay ciidamada shisheeyaha AMISOM oo ay kaabayaan ciidamo Mareykan ah.  Wararka ka imaanaya Sh/Hoose ayaa xaqiijinaya in ciidamo aad u hubeysan oo katirsan...
>>

Sheekh Abuu Muscab "61 Askari Ayaan ku Dilnay Weerarkii Af-urur Gaadiid Dagaalna Waa Qaniimeysanay".

08/06/2017 10:25
Kadib dagaal culus oo saaka aroortii ka bilaawday duleeka magaalada Boosaaso ayay ciidamada Xarakada Al Shabaab ugu suurtagashay in ay la wareegaan gacan ku heynta deegaan istiraatiiji ah iyo saldhig melleteri.  Wararka ka imaanaya gobolka Bari waxay sheegayaan in ciidamo aad u hubeysan oo...
>>

Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Xerada Ciidamada Kenya ee Kulbiyoow

03/06/2017 01:40
Kulbiyoow –Xoogaga Al Shabaab ayaa saqdhexe habeenimada Sabtida Weerar Xoogan  ku qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Degaanka Kulbiyoow oo qiyaas ahaan 60Km u jira Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose. Weerarkan ayaa ku bilaawday Qarax ismiidaamin ahaa oo lagu dhuftay ilinka...
>>

Merkel: Yurub iskuma halayn karto US iyo UK

29/05/2017 02:56
   Ayadoo ka hadlaysay isu soo bax olole doorasho, ayaa waxa ay Merkel sheegtay in Yurub ay u baahan tahay in ay ka shaqeyso masiirkeeda. Waxa ay intaa ku dartay in ay doonayso xiriir wanaagsan oo ay qaaradaasi la yeelato labadaasi waddan iyo weliba Ruushka. Hadalkeedan ayaa ka dambeeyay...
>>

Bisha Ramadaan oo Curatay iyo Al Shabaab oo Ku Dhawaaqday in Berri Ay Tahay Maalin Soon.

26/05/2017 17:53
Gobolada koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee hoos taga maamulka Alshabaab ayaa laga arkay bishii barakaysnayd ee Ramadaan, sidaas darteed ayay Xarakada Alshabaab ku dhawaaqeen in ay beri , Sabtida, 27.05.2017, tahay bilawgii bisha Ramadaan. Sidoo kale dalalka Islaamka qaarkood sida dalalka...
>>

Farmaajo oo Booqashadii 9-aad Ee Uu Dibadda Ku Aado Ku Tagay Wadanka Jabuuti.

24/05/2017 14:02
Max'med Cabdullaahi Farmaajo Hoggaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray wadanka Jabuuti oo ay ka jirto xukuumad dabadhilif u ah dowladaha reer galbeedka. Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jabuuti ayaa Farmaajo kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Jabuuti,...
>>

Sawirro: Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qarax Lagu Dilay Saraakiil Katirsan Booliska Kenya

24/05/2017 13:59
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax ciidamo katirsan Booliska Kenya lagula beegsaday deegaan katirsan gobolka Gaarisa ee dhulka Somalida NFD ee gumeysiga kujira. Wararka ka imaanaya deegaanka Libooya Kenya ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada Booliska Kenya qarax...
>>

Al Shabaab oo Weerar Hor leh Ku Qaaday Deegaan Dhacay Duleedka Magaalada Gaarisa.

13/05/2017 11:03
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar xooggan ku qaaday deegaan ku dhow magaalada Gaarisa.  Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay uu ka dhacay duleedka magaalada Gaarisa. ilo...
>>

Dowladda Mareykanka oo Xaqiijisay in 69 Dhalinyaro Soomaali Ah Dib Ugu Celisay Muqdisho.

13/05/2017 11:02
Tobaneeyo dhalinyara Soomaali ah oo lagasoo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa lagasoo dajiyay garoonka diyaaradaha caalamiga Muqdisho.  69 qof oo badankood qaab Tahriib ah ku galay wadanka Mareykanka sedaxdii sanadood ee lasoo dhaafay ayaa laga dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho sida ay...
>>

Ra’isal wasaaraha UK oo ololihii ay ku jirtay uga fadhiisatay shirka London ee Soomalia

11/05/2017 09:23
Waxaa magaalada London maanta oo Khamiis ah isugu imaan doona madax fara badan kuwaasi oo isla soo qaadi doona xaaladda Soomaaliya oo ah waddan siddedii sano ee la soo dhaafay safka hore ka galay liiska waddamada fashilmay.   Kullanka London waxa uu ka dhici doonaa Lancaster House. Waxa...
>>

France oo Dooratay Macron

08/05/2017 09:32
Macron ayaa ah 39 jir aan horay loogu dooran wax xil ah, waxa uuna noqonayaa madaxweynihii ugu da'da yaraa ee soo mara Faransiiska. Mr Macron ayaa sidoo kale noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee tan iyo sanadkii 1958 ka soo baxa xisbi aan ahayn labada axsaab ee ugu waaweyn...
>>

Taariikhda Madaxweynaha cusub ee Galmudug

04/05/2017 01:26
Cadaado:  Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha cusub ee Galmudug waxaa ku dhashay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, 8-dii bishii July sanadkii 1949-kii, iyadoo Dugsiga Hoose/Dhexe uu ku soo qaatay magaaladaasi, intii u dhaxeysay 1958-1965-kii. Sidoo kale Qur’aanka Kariimka ayuu ku...
>>
All articles

Items: 1 - 62 of 62

Website counter

Search site

© 2010 All rights reserved. durgube@msn.com