Ahlusuna Oo Heshiis Weyn La Gashay Itoobiya iyo Qorshe Halis Ah Oo La Maleegayo?

29/10/2017 10:02

Madaxda Maamulka Ahlusuna Ee Gobollada Dhexe ayaa lasoo sheegayaa inay wadaan qorshe ay kula heshiinayaan Dawlada Itoobiya.  Ilo Madax banaan ayaa sheegaysa in Dawlad Gobolleedka Aan Aqoonsiga Heysan Ee Ahlusuna ay wadaan barnaamij ay ku doonayaan in Awood ahaan isku ballaariyaan deegaano katirsan Gobolka G/gaduud.

Ahlu suna oo muddo dheer xiriir la lahayd Itoobiya ayaa sidoo kale waxaa la filayaa in ay isku daydo in ay isku faafiso dhulka ay ka taliyo maamulka Galmudug ee uu khilaafka hareeyey.

Back

Search site

© 2010 All rights reserved. durgube@msn.com