Mareykanka oo duqeeyey deegaan hoostaga Puntland, Soomaaliya

28/11/2017 10:13

 

Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka yaa weeraray isniintii deegaano hoos taga Puntland, waxayna sheegeegteen in ay dileen hal qof oo ka tirsan muslimiinta ka soo horjeeda maamulka Puntland.

AFRICOM waxay ku sheegtay qoraal ay soo saartay in  Mareykanka oo kaashanaya ciimadamada dowladda federaalka Soomaaliya, ay duqayn cirka ah ka geysteen waqooyin Bari soomaaliya si ay u bartilmaameedsadaan waxay ugu yeereen argagixiso.

Back

Search site

© 2010 All rights reserved. durgube@msn.com