Xog Shirqoolkii Itoobiya iyo Rajiimka Soomaaliya Oo Fashilmay Ka Hor Intaan La Shaacinin

03/09/2017 08:53

Kadib Dhacdadii Akhlaaq Xumada Iyo Munaafaqadda Isugu Jirtey Ee Kooxda Farmaajo Ay Xabashida Ugu Gacan Galisay Naftii Hire Qalbi Dhagax Waxaa La Maleegayaa Qorshe Kale Oo Dhagar Ah Kaas Oo Ay Soo Alliftay Itoobiya Waxaan La Doonayaa In La Yidhaahdo Cabdikariin Iyo Itoobiya Wadahadal Ayaa U Socday   Isagaana Isasoo Dhiibay Sida Ay Sheegtay Wakaalada Wararka Ee AFP

 

FB_IMG_1504002996034

Sidoo Kale Aljazeera Arabic Ayaa Iyana Sheegtay In Shirqool Ka Qatar Badan Loo Hore Loo Maleegayo Arrinta Naftii Hire Cabdi Kariin Sh Muuse

Si Kastaba Ha Ahaatee Waa Dhacdadii Ugu Khatarta Iyo Saameynta Badneyd Ee Ay Qaadday Dowlad Sidata Magac Federaal Waxeyna Sabab U Noqotay Canbaareyn Ballaadhan Oo Kaga timid Kooxdii Jariimada Geysatay Dhinaca Caalamka Iyo Hay.adaha Xuquuqul Insaanka Iyo Sidoo Kale Dhinaca Shacabka Soomaaliyeed Oo ah Kan Ugu Daran Ee Qaadan Waana Ay Ku Noqotay In Dowlad Sidaas Loogu Hanweynaa Ay Talaabadaas Ku Qaaddo Muddo Sidaas U Kooban  Oo Ay Ka Muuqato Fudeyd Iyo Biseyl La.aan Suyaasadeed Oo Keeni Karo Inay Weydo Kalsoonida Baarlamaanka (xigagasho Qorahay Media)

Back

Search site

© 2010 All rights reserved. durgube@msn.com