Xasuuq Naxdin Leh Oo Askarta Itoobiya Ka Geysteen Gedo

17/08/2017 05:18

Maalmo ka hor ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya waxey xasuuq naxdin leh ka geysteen deegaanka Mey-kaareebay oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo

Dadka la laayay ayaa ahaa dad xoolo dhaqato ah, waxaana Ciidamada Xabashidu ay kasoo qabteen Ceel-biyood deegaankaasi kuyaallay, iyadoona Afarta ruux la geeyay Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Itoobiyaanka halkaas oo lagu laayay.

Labo ka mid ah Afarta qof ayaa la sheegayaa in Ciidamada Itoobiyaanku ay gowraceen, halka labada ay rasaas ku dileen, sida ay sheegeen dad ku sugan magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

 

Back

Search site

© 2010 All rights reserved. durgube@msn.com