Cali Gacal iyo M.Xaashi oo xilkii laga qaaday

01/10/2017 07:59

Shir ay caawa isugu yimaadeen qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa ka dhacay hoolka shirarka Madaxtooyada, fadhigaan ayaa waxaa shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka 1-aad Xareed Cali Xareed. Kulanka ayaa looga dooday saddex ajende oo kala ahaa:

  1. Faragelinta Dowladda federaalka ah ay ku wado Galmudug
  2. Kalsooni kala noqoshada Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.
  3. Kalsooni kala noqoshada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi.

Xareed ayaa ku sheegay Xildhibaanada xilkaka qaaday Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa inay gaarayeen 52 Xildhibaan, sidoo kale Madaxweyne kuxigeenka ayuu isna sheegay in 49 Xildhibaan inay xilka ka qaaday labo xildhibaan ka aamustay, 1 xildhibaan uu diiday, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Mr Xareed.

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa sheegay in dhawaan ku dhawaaqi doonaan guddi doorasho, Xildhibaanada Galmudug ayaa u kala jaban laba garab, waxaa muuqata in ay cirka

 

Back

Search site

© 2010 All rights reserved. durgube@msn.com